|
|||||
WAJAALE NEWS
Bahda Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Mooge(Maxamed Buur) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa,
August 21, 2015 - Written by Editor:“INAALILAAAHI WA INAA ILAYHI RAAJACUUN” Dhamaan bahda shabakada wararka ee wajaalenews, masuuliyiinta iyo hawl wadeenadeeda gobolada iyo degmooyinka iyo dibaduba, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyska ilma Yuusuf Mooge Iyo Ilma Cabdilaahi Falaago geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkood MARXUUM MAXAMED YUUSUF MOOGE (Maxamed Buur) oo Shalay ku geeriyooday magaalada hargaysa. laguna Aasay Waxaanay ilaahay uga baryayaan in naxariistii jano ilaahay ka waraabiyo marxuumka samir iyo iibaana kasiiyo dhamaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu kabaxay. Waxaanu si gaara uga tacsidaynayaa Khaalid Cabdilaahi Falaago waxaan ilaahay uga baryaynaa in samir iyo iiman . AAMIIN, AAMIIN
Dhanka kale waxaa tacsi taa lamida udirayaa qoyskii iyo qaarabdii uu kabaxay MARXUUM MAXAMED BUUR, Xamse Xasan xaaji Maxamed cumar diiriye .Ilayaas yusuf cilmi ,Cabdi Cabdilaahi Axmed , Ismaciil Aadan Habane , Maxamed Yusuf Cilmi (Aar)
Maxamed suldan Cabdi raxman sh. muxumed (FIMTO) Maxamed Cali Camir (MADHIN) Eng Axmed Daahir qawdhan Cabdifataax Cali Cabdilaahi (GAAGAALE) MARXUUM MAXAMED YUUSUF (MAXAMED BUUR) AYAA SHALAY LAGU AASAY XABAALAHA XEEDHO MARXUUMKA AYAA MUDO UJIIFAY XANUUN HALEELAY ISAGOO KAMID AHAA DADKA LAGU XASUUSAN DOONO FIKIR XOR IYO CAQLIYAD KA FAYOOBAY QABIILKA, “INAALILAAAHI WA INAA ILAYHI RAAJACUUN”
Related posts:Degmada Alleybadey Oo Uu Ka Dilaacay Xanuunka Kaneecadu Iyo Gudoomiye Cabdirasaaq Oo Ka Warbixiyay T... Nin Reer U Wayn Iyo Gabadh Gabadh Ka Umulisay Midna Siday Wax u Ogyihiin Uma Shegaan, Xamarjina Wali... Raadraaca Sooyaalka 26-Ka Juun Iyo 18-Ka May Ee Somaliland Waxa Uu Koobayaa Taariikh Duug Ah Oo Ka S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|