|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Difaaca Ee Maraykanka Oo Booqasho Qarsoodiya Ku Tagay Dalka Ciraaq.
July 23, 2015 - Written by Editor:Xoghayaha difaaca Maraykanka Ash Carter ayaa maanta booqasho aan la sii shaacin ku tagay caasimada dalka Ciraaq ee Baqdaad. Carter ayaa la kulmay mas’uuliyiinta ugu saraysa Ciraaq iyagoo ka wahadlay dagaalka ka dhan ah ururka Daacish iyo hawl-gallada hadda socda ee la doonayo looga saaro magaalooyinka ay gacanta ku hayaan Islaamiyiinta jihaad-doonka ah.
Xoghaye Carter ayaa dhanka kale la kulmay saraakiisha maleeshiyadda Sunniga ah ee taageera Dowladda.
waa booqashadii ugu horaysay ee xoghaye Carter ku tago Ciraaq tan iyo markii uu la wareegay xafiiska bishii February.
Related posts:Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Oo Warbixin Ku Saabsan Mashruuca Biyo Baladhinta Haregysa Ka Dhagayst... Faah Faahin Dheeraada Oo Kasoo Baxaysa Dagaal Saaka Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascanood Iyo Khas... DAAWO; Siyaasi Cali Sandule Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Tuka raq, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwayne... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|