Waxaa Cadaatay In Madaxweyne Siiraanyo. Aanu Dooneynin In SOMALILAND Dabadii Sii Jirto, Xildhibaan Iid Xasan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxaa Cadaatay In Madaxweyne Siiraanyo. Aanu Dooneynin In SOMALILAND Dabadii Sii Jirto, Xildhibaan Iid Xasan
July 29, 2015 - Written by Editor:

Madaxweyne Qayrkaa Buu Ahaa. Madaxweynihii. Suurta Galiyey In Aad Adigu Dalka Ka Noqoto Madaxweyne.Xildhibaan Iid.

Waxaa Cadaatay In Madaxweyne Siiraanyo. Aanu Dooneynin  In SOMALILAND Dabadii Sii Jirto, Waayo Wuxu Sheegay in Aanay Isaga. U Oolin Qabashada. Doorashada. Madaxtinimo Ee Dalku

XILDHIBAAN IID

GABILEY (Wajaalenews) Xildhibaan Iid Xasan oo kamida xildhibaanada golaha deegaan ee gobolka gabiley ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadala kasoo yeedhaya madaxwayne siilaanyo hada xildhibaan Iid isagoo Arimaha ka hadlaya wuxu yidhi,

Waxan. Aad iyo aad ula yaabay hadalkii madaxwaynaha siiraanyo uu yidhi waxa i badali kara madaxweyne codka shacabka lagu soo doortay .. waaa. Sax laaakiin yaaa ka masuuula doorashada. Iyo hirgalinteeda waaa madaxwaynaha dalka …. Madaxweyne qayrkaaa buu ahaa. Madaxweynehii. Suurta galiyey in aad adigu dalka ka noqoto madaxweyne waxa sameeyey oo suura galiyey nin kula mida. Ahaa oo kursiga aad ku fadhido ku fadhiyey ayaa isagu dhameystirey tusaalena u noqday in si xor iyo xalaala uu kuugu. Qabto doorasho inaad ku soo baxdo inaad madaxweyne. Noqotid. Intaba. Alle ha daayee. Waxa taariikhada ku suntamay madaxweyne Daahir riyaale kaahin …wuxuu ku guuleystay. In SOMALILAND qaran jira. Dabadii noqoto. Taas ayaa ka go nayd. Daahir Riyaale. Inuu dabadii SOMALILAND sii jirto. Waxa. Cad. In aanad MADAXWEYNE siiraanyo. Dooneyn inay SOMALILAND dabadii sii jirto waayo wuxu sheegay in aanay isaga. U oolin qabashada. Doorashada. Madaxtinimo ee dalku wuxu cod dheer ku yidhi arimaha dooradaha waxa ka masuula guurtida hadana komishanka. Yaaa dalka loogu doortay MADAXWEYNE head of state waaa ayo. Waaa. Cadaaan. Inaad. QARANKAN u diyaaar aheyn inuu. Dabadaaa. Sii jiro .. .madaxwaynaha. Dalkiisa. Daaacada u ahi waxuu sameeyaaa. Cidii. BADALI lahayd. Ee wixii uu sameeyey halkaas ka sii wadi lahay adna ilaaa imika. Waxad u diyaartahay. Ma jirto diyaar iska daaye. Ma ogolid in. Doorasho qabo lagu yidhaaa … Waxad tidhi waxa i badalaya. Madaxweyne la soo doortay. Isma qabato. Doorashada. Anigu kama masuul ihi iyo. Nin lasoo doortay. Ayaa i badalaya.

COMMENTS
LINKS