|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Maaliyada Oo Dib Magacawday Gudida Tacriifada oo Eng Maxamed Xaashi Kala Diray Shan Sano Ka Hor
July 31, 2015 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews) Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada MR Saleebaan ayaa 29/07/2015 ku magacaabay gudida tacriifada gudidan oo ka kooban 7xubnood ayaa Sida aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo u dhow udhow xafiiska Agaasimaha guud ee wasarada ayaa waxay kakooban yihiin 7xubnood u magacaabay gudida tacriifada hadaba xubanahan oo aanu qarkamida helnay magacooda Axmed Cabdilaahi Oomaar madaxa gudida Cali qoorseef mustafe Idiris
Gudidan ayaa wasaarada maaliyadu shan sano ka hor laga kala diray xiligaa oo uu Eng Maxamed xaashi ka ahaa wasiir isagoo qiimayn iyo dabagal uu ku sameeyay u cuskaday kala diristooda
Hadaba mudo ka dib waxaa dib loo magacabay gudida tacriifada gudidan ayaa hore logu eedeyay in ay ka qayb ka ahaayeen hoos udhaca dakhliga wasaarad iyagoo marka ay tacriifada samaynayaa ku tagaan ganacsatada kuwas oo u sheegan in qiimaha cashuur alaabtooda ay hoos ugu dhigi doonaan halkaana ay ku qaataan laaluush hantiyeEd
si kastana ahaatee waxaa laga war sugidoonaa halka ay ku danbayso gudidan iyo dib u dhaca wasarada ku yimid xiligan ee sobobay in ay ku noqoto halkii shan sano ka hor ay joogtay Wasaarada maaliyada ayaa mudooyinkii u danbaysay ay soo food saartay jahawareer dhinaca maamuka ah kaasi oo ku keentay hoos udhaca dhinaca dakhliga ah waxa kale oo wasaarada maaliyada hadheeyay kala kooxaysi ay qola kastaa ku dadaalayso sidii ay meesha uga saari ahayd shaqsiyaad ku dhawaa wasiirkii hore ee maaliyada cabdicasii samaale, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|