War-Deg-Deg-ah: Xisbiga WADDANI Oo Xilalkii Ka Xayuubiyey Laba Xubnood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg-Deg-ah: Xisbiga WADDANI Oo Xilalkii Ka Xayuubiyey Laba Xubnood
July 31, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Warsaxaafadeed naga soo gaadhay xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI oo uu ku saxeexanyahay Xoghayaha Guud ee Xisbigaas Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa xilalkii lagaga qaaday laba xubnood oo ka tirsanaa xisiga, kuwaas oo ku gafay Xeerka Xisbiga, Xeer-hoosaadka Garabka Haweenka iyo Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta siyaasadda.

Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran wuxuu u dhignaa sidan;

waraaq

 

 

COMMENTS
LINKS