Qalabkii Wadooyinka Ee Dawlada Hoose Hargaysi Sheegtay Inay Keentay Xaguu Ku Danbeeyay, Madibaa Loo Kaasheeyay Tolow. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qalabkii Wadooyinka Ee Dawlada Hoose Hargaysi Sheegtay Inay Keentay Xaguu Ku Danbeeyay, Madibaa Loo Kaasheeyay Tolow.
July 31, 2015 - Written by Editor:

Ilaahaw khayr ka dhig beryahan danbe intaana kaa sheeda ayaa inagu badane

Waan salaamaya dhamaan warbaahinta xorta ah ee ka jirta Somaliland .

Inaan qoraal dgeer qora umaan qaadan maanta qalinka ee waxaan uqaatay inaan wax yar kaqoro qalab ay dawlada Hoose ee Hargaysi ay baahisay dhawaan inay caasimada Keeneen oo ahaa qalabka kala haga gaadiidka ee wadooyinka lagu xidho xaguu ku danbeeyay tolow , dawlada Hoose  ma dibay uiibisay qalabkii ileen waatan tii dawlad ahayd waxwalb dib ukaashaynaysee iyadana ma cudurkii dawlada Siilaanyo ee aanay awalb ka foyoobayn ayaa soo gaadhay ?

Ilaahaw khayr ka dhig beryahan danbe intaana kaa sheeda ayaa inagu badane

 

Cabdikariin

Hargaysa

COMMENTS
LINKS