|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaramka U Socdaalaya
July 4, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) -Madaxweynaha Somaliland md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu dhawaan u socdaalo wadanka Sucuudiga si uu u soo guto Cimrada Sannadkan. Madaxweynaha oo ay wehelin doonaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, waxa la filayaa inuu tobanka dambe ee bishan barakaysan ee Ramadaan ku soo qaato Xaramka barakaysan oo uu ku sugnaan doono tobanka dambe ee bishan Ramadaan.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa wakhtigii uu mucaaradka ahaa hore u tagay xaramka oo uu ku soo gutay waajibaadka Xajka.
Related posts:Daawo: “Xukuumadu Waxay Ku Tashatay Wakhtiga Doorashada Ka Hadhay Inay Iibiso Waxay Iiibin Karto”.Xi... Xukuumada Oo Xabsiga Kasii daysay Murrashaxiin Ka Xidhnaa Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee UCID Iyo WADDA... Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Kuwa Sare... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|