Mataanaha jaceylka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif oo u Duulay London iyagoo Dhuumanaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mataanaha jaceylka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif oo u Duulay London iyagoo Dhuumanaysa.
July 18, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews)-Mataanahan jaceylku uu ka dhaxeeyo ee Bollywoodka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif  ee u dhashay dalka India  ayaa u  duulay magaalada London ee wadanka Ingiriiska.

labada Aktar waa Ranbir kapoor iyo Katrina Kaif ayaa ahaa kuwo ka dhuumanaya ama ka cararaya saxaafada iyagoo markaa diidayey in la isku arko oo su’aalo halkaa lagu waydiiyo iyadoo jacaylkooda baryahan danbe warbaahintu ay ka hadlaysay.

kapur

Taasaana keentay in ay si qarsoodi ah uga duulaan garoonka iyagoo mid waliba uu mar gaar ah soo galay oo way kala danbeeyeen isla markaana looma arkayn in ay yihiin laba qof oo wada socda in ay yihiin sababta ugu way nee ay diidayaan ayaa ah in ay saxaafadu ka hesho sawiro.

Sawiradaa oo ah in ay helaan iyagoo wada socda taas oo ay diidan yihiin in la arko in la isku daba sawiro iyagoo labadan qof uu ka dhexeeyo jacayl isla markaana ay diyaar u yihiin in ay is guursadaan.

London ayey u wada ambabaxeen xili toddobaadkii hore dabaaldaga dhalashada Katrina uu faraanti qaali ah ugu geliyay amooraheeda Rambir Kapoor xataa waxaa leysla dhexmarayaa in faraanti geliskooda uu si rasmi u dhacay balse lama hubo

katina

Hargeisa Office

Wariye Abuu Maxfuud

COMMENTS
LINKS