Kooxda Manchester United oo Suuqa u Soo Gashay Si Aan Caadi Ahayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kooxda Manchester United oo Suuqa u Soo Gashay Si Aan Caadi Ahayn.
July 14, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews) –Kooxada Manchester united oo sandkii dhawaa hoos u dhacday iyadoo aan ka soo qayb galin tartanka horyaalka yurub ee loo yaqaan champion league oo horyaalka dalka England oo ay ka hadhay in ay ka mid noqoto afarta kooxood ee ugu horeeya ee ka qayb gala tartanka championka.

Ayaa sanadkan waxa ay suuqa la soo gasdhay lacag aan caadi ahayn iyadoo waxa ay ciyaaryahan ay doonasyo aad yaabto iyadoo sidoo kale intaas oo ciyaaar yahayn loo diiday ayaa waxa ay doonaysaa in ay sanadka meel iska dhigto horyaalka oo ay ku soo laabato sidoodii hore.

manchester 4 new

Si kastaba ha ahaatee ilaa imika inta la og yahay ayaa waxa ay Manchester united soo iibsatay afar ciyaar yahan oo aan kala dhicin oo afartuba ay ku joogaan qiimo aan cadi ahayn iyadoo waliba si fiican ay u soo dhaweeyeen taareerayaasha kooxda Manchester united ee ku kala nool daafaha aduunka.

Hargeisa Office

Wariye Abuu Maxfuud

COMMENTS
LINKS