|
|||||
WAJAALE NEWS
Jose Mourinho oo tilmaamay xiddigaha kula taliyay in Radamel Falcao Chelsea la keeno.
July 20, 2015 - Written by Editor:Hargeisa(wajaaalenews)-Jose Mourinho ayaa sheegay daafacyadiisa John Terry iyo Gary Cahill iney kula taliyeen inuu la soo saxiixdo Radamel Falcao xagaagan. Radamel Falcao ayaa amaah ugu soo wareegay kooxda Chelsea dhanka iyo Monaco horaantii bishan kadib markii uu ku wareeray Manchester United sanadkii hore. Mourinho ayaa sheegay Terry iyo Cahill iney ku qanceen dhaq dhaqaaqa weerar ee 29 jirkan kulankii Stamford Bridge 1-0 ay ugu badiyeen Man United kadibna kula taliyeen in Falcoa la keeno Blues. Mou ayaa sheegay inuu daawaday kulanka kooxdiisa ay la ciyaartay Chelsea marar badan sidaa daraadeedna ciyaaryahanadeena ay ku adkaatay ayuu yidhi iney ilaaliyaan Radamel Falcao. Waxaan rumeysanahay ayuu yirdhi Radamel Falcao inuu ku soo laaban doono sidiisii hore afar gool ayuu dhaliyay Falcoa 26 kulan Premier league uu ciyaaray xagaagii hore Hagreisa Office Wariye Abuu Maxfuud Related posts:Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Heshiiska Ay Wada Galeen Garabka Isbahaysiga Kulmiye I... DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Gobolka Maro... Golaha Wakiiladda Somaliland oo lix Wasaaradood oo Cashuuro Kordhiyay Ka Saaray Miisaaniyadda 2019-k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|