Jariirada Hindian Ocean Newsletter Oo Soo bandhigtay in Dawlada Maraykanku ay Cuno-Qabatayn ku Saarayso Madaxweyne Silaanyo Iyo Xubno Kale
July 30, 2015 - Written by Editor:
Jariirada Hindian Ocean Newsletter ayaa sheegtay in Dawlada Maraykanku ay cuno-qabatayn ku saarayso Madaxweyne Silaanyo, Gudoomiyaha Guurtida iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.