Guri Shuf Beelay Oo Uu Ka Badbaaday kitaabka Quraanka Kariimka Oo Kaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guri Shuf Beelay Oo Uu Ka Badbaaday kitaabka Quraanka Kariimka Oo Kaliya.
July 23, 2015 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaalenews) Sida uu baahiyay todobaadkan wargayska the rich oil ee kasoo baxa khaliijka carabtu ayaa lagu sheegay in guri dab qabsaday oo ay Gubteen dhamaan agabkii yaalay gurigaasi marka laga reebo kitaaabka barakaysan ee QURAANKA KARIIMKA

KITAAB KITAAB 1

Dhacdadan oo ka dhacday dalka kuwait ayaa kayaabisay GUUD ahaan dalka muslimiinta ah ee kunool dunida guudkeeda iydaoo saraakiil iyo dadwayne xiligaasi ku xoomsanaa gurigan ay qaadeen shook waa sida lagu sheegay warbixintan ee.

Kitaaabkan quraanka ayaa ku dhexjiray agabka guriga ee shufbeelay isaga oo kitaabkan aanay soo gaadhin wax dab AMA  dhibaato ahi.

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA SOMALILAND

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COMKITAAB

COMMENTS
LINKS