|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida fiirinta Curashada Ciidal Fidrida Oo Galabta Siwada Jira Ay Ugu Dhawaaqeen Wadamada Emirateka Iyo Sucuudiga.
July 15, 2015 - Written by Editor:RIYAAD(Wajaalenews) wasiirka wasaraada Cadaalada Sultan Bin Saeed ayaa galabta shir deg dega isugu yeedhay gudida fiirinta curashada bisha shuwaal kaasi oo shirjaarid oo uu lagalay ku bayaamiyay in gudidan looga daba fadhiisan doono xaqiijinta dhamaadka bisha ramadaan iyo curashada bisha ciida xambaarsan ee shuwaaal. gudidan ayaa fadhi yeeshay salaadii maqrib ee galabta kadib oo ah 29 bishan ramadaan.
dhinaca kale wadanka boqortooyada sucuudiga ayaa magacaabay gudi lamida tan imaraadtka oo iyaguna sidaa silamida ka fadhiistay galabata curashada bisha shuwaal. labadan gudi ee sacuudiaga iyo emiarateka ayaa aalaaba u wada shaqeeya si wada jira kuwaasi oo inta badan muslimiinta kunool aduunyada daafaheega ay ka dhursugaan kudhawaaqista ciidul fitriga. dhamaan muslimiinta kunool bariga dhexe, yurub iyo Ameerica ayaa si wayn ula socda nagtiijada ay soosaaran labadan gudi ee isku dhafka ah.
xigasho Emarites24 Related posts:DAAWO;-faah Faahinta Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaala Magaalada Wajaale Iyo Khasaaraha Hantiyeed Ee Ka ... War Deg Deg Ah: Ciidamada Milateriga Itoobiya oo Hada Qabtay Madaxweynihii Hore DDSI Cabdi Maxamuud ... Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay wafti ka socday Dalka Finland Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|