|
|||||
WAJAALE NEWS
Filasho Wacan ” Wacdaraha Habeenka Ciidda Ee Horn Cable TV Iyo Kooxda Xidigaha Geeska. Maxaase Ku Cusub?DAAWO
July 15, 2015 - Written by Editor:Television-ka Horn Cable waxaad maalmaha ciidda ka daawan doontaan barnaamij faneed xiiso badan oo la qayb ka ah munaasabadda ciidda, waxaana barnaaamijkaasi aad ku arki doontaan suugaan cusub oo ay soo bandhigeen fanaaniinta xidigaha geeska.
” wacdaraha habeenka ciidda ee Horn Cable TV iyo Kooxda Xidigaha Geeska,nala Ciid oo nala Cawee Habeenkaasi insha allah, Heesuhu maaha kuwo aad hore u maqashay.hadhow ha odhan anigoo shaah yara doontay ayay I dhaafeen.soo qaado oo agtaada dhigo falaastaada iyo Sharaabkaaga.Anagana inta kale nagu daa” Sidaasi Waxaa tidhi daadihiyaha barnaamijkaasi Nimc
Ha Moogaan Habeenka Ciidda iyo Horn Cable TV.
Related posts:DAAWO;-Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Bangiga East Africa ka Hirgalay... Xisbiga Kulmiye oo Diiday ka qayb galka Xafladdii 26-Juun ee Madaxtooyadda, iyo Hogaanka Mucaaradka ... Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Dhalinyarada Uga Digay Dhaqan-xumada, Baaqna U Diray Waalidiinta! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|