DAAWO;Wasiirkii Hore Ee A, Dibadda Oo Beeniyay Warar Uu Warbaahinta U Mariyay Wasiirka Xirsi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirkii Hore Ee A, Dibadda Oo Beeniyay Warar Uu Warbaahinta U Mariyay Wasiirka Xirsi
July 6, 2015 - Written by Editor:

DAAWO;Wasiirkii hore Arimaha Dibada oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay wasiir xirsi eedeyn weyn u jeediyey +sir culus

(Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Somaliland oo hada ku sugan Nayroobi wrasaxaafadeed uu ku beeniyay

Nayrobi(Wajaalenews) Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa, been cad ku tilmaamay hadal uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ku sheegay in uu Wasiirkaasi xiligii uu shaqada arimaha Dibadda Somaliland hayay heshiis la galay dalka Sucuudiga ku sahabsan in Soomaaliya ay ka mid yihiin taas, oo uu ku sheegay been cad oo aan sal iyo raad toona laheyn.

COMMENTS
LINKS