|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Tobanka Habeen Ee ugu Danbeeya Ramadan Waa fursad Mudan In Laga faa’idaysto;Sheikh Siciid
July 8, 2015 - Written by Editor:Waxkasta oo la bilaabaa, dhamaad ayay leeyihiin. Shalay ayay ahayd markii aynu bilownay bisha barkaysan ee Ramadaanta, maantana waxa inoo bilaabmaysa qaybtii ugu danbaysay ee bishan barakaysan ee Ramadaanta. Waa qaybta ugu fadliga badan Ramadaanta. Tobanka habayn ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habaynada Ilaahay. Habaynadani waa fursad mudan in aanay si fudud inagu dhaafin. Ha laga faa’idaysto. Sida looga faa’idaysanayo iyo fadliga 10-kan habaynba halkan ka daawo: Related posts:DAAWO; Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Iyo Suldaan Abshir Oo Maanta Soo Kormeeray Goobaha ... Gudoomiyaha Degmada Agabar Axmed-Adeero Oo Faafaahin ka Bixiyay halka Uu Marayo Xaalku Sheegeyna inu... DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|