DAAWO;Socdaalka Madaxweynaha ee Gobolka Sool,Soo dhawaynta Bulshada Iyo Wax ka qabashada Tabashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Socdaalka Madaxweynaha ee Gobolka Sool,Soo dhawaynta Bulshada Iyo Wax ka qabashada Tabashooyinka
July 27, 2015 - Written by Editor:

Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey eesocdaalka ku marayey Gobolada Bari ee Dalka ayaa maanta gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood, halkaas oo uu dhagax dhig iyo kormeer ku sameeyey mashaariic Gobolkaasi laga fulinayo, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu booqday fadhiisimada jiidda hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland.

Intaas ka dib waxa madax waynaha jsl iyo waftigiisu waxay Hotel Xamdi kula qaateen kulan balaadhan madaxda heer gobol iyo degmo ee gobolka Sool iyo dadweynaha ku dhaqan magaalada Laas Caanood.

COMMENTS
LINKS