|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Nuxurka 6 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Mucaaradka
July 29, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)-Shirkii wada jirka ahaa ee u socday labada xisbi mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddani, ayaa laga soo saaray lix qodob oo ku saabsan sidii dalka doorasho looga qaban lahaa. Waxa lagu soo bandhiga qodobadaasi madal balaadhan oo ay asxaabta iyo madashu goob joog ka ahaayeen. https://youtu.be/R-vWYurwPjg Asxaabta Mucaaradka ayaa go’aansaday:-
Waxaa go’aankaasi ku saxeexnaa Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro. Labada hogaamiye xisbi ayaa madaxweynaha ku booriyay inay fuliyaan soo jeedimaha Asxaabta Mucaaradka ah ee Somaliland.
Related posts:Siyaasiyiin Iyo Abwaano Gurmad Xaqiiqo Raadin Ah Galabta Ugu Tagay Qoysaska Degan Buurta Kala Jeexan... Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Go,aan Kasoo Saartay Dacwad Udhaxaysa Ganacsato Reer Somaliland Iyo Markab... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaaciyay Laba Musharax Oo Beesha Makaahi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|