DAAWO;Dufcadii 9aad Oo Ka Qalinjabisay Dugsiga IGAD Ee Magaalada Sheikh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Dufcadii 9aad Oo Ka Qalinjabisay Dugsiga IGAD Ee Magaalada Sheikh
July 14, 2015 - Written by Editor:

Dufcadii 9aad ee ka qallinjabisa Dugsiga Xanaanada Xoolaha ee ISTVS

oo Kulmisay Masuuliyiin kalla duwan.

Sheekh(Wajaalenews) :wasiiro ka tirsan xukuumada somaliland,dumlamaasiyiin,madaxda

gobolka saaxil,maamulka dugsiga xaanaanada xoolaha sheekh ee IGAD.

dugsiga sheekh 1 dugsiga sheekh 2 dugsiga sheekh 3 dugsiga sheekh 5 dugsiga sheekh 4

,Macalimiin,walidiinta iyo ardey ayaa ka qayb galley qallinjabinta

dufcadii 9aad ee ka qallinjabisa dugsiga igad ee barashada culuumta

xanaanada xoolaha oo ardayda dhigataa ay ka imadaan dhamaan dhulka ay

soomaalidu dagto masuuliyiintii madasha  kahadley ka daawo veiodan

hoose kuuyaala

COMMENTS
LINKS