Laascanood(Wajaalenews) Wafti ka socda xukuumada somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka sool oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada s/land ayaa kormeer shaqo ku tagey dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada laascaanooda oo ay ka socoto hawsha dib u dhiska madaarka