DAAWO SIR CULUS;Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Balan Qaaday Midaynta Somaliland iyo Somaliya . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO SIR CULUS;Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Balan Qaaday Midaynta Somaliland iyo Somaliya .
July 15, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) – Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Daaha Ka Feyday In Soomaali Mid Tahay,Balana Ku Qaaday Inuu Ka Shaqayn Doono Sidii Somaliland Ugu Celin Lahaa Midnimadii Soomaali Weyn.

Waxa uu sheegay in arinka keliya ee dhibka lagaga bixi karaa yahay in dib loo mideeyo Soomaaliya,isagoo sheegay inuu ka hawlgeli doono Waqooyi sidii Somali laysagu soo ururin lahaa, Isbaarooyinka xukumadaha macangaga ahi dhex dhigeena looga qaadi lahaa,waa sida uu hadalka u dhigee!.

Daawo Sirta ku Duugay Khudba Sir ah oo la helay oo uu ka jeediyay Suldaanku kulan uu la qaatay boqor Burhaan iyo Isimada Puntland iyo Balan qaadkii uu u sameeyay+Soo daynta wiil uu adeer u yahay Oo Alshabaab ahaan Puntland u haysatay.

https://youtu.be/xlex6A-n3A0

COMMENTS
LINKS