DAAWO; Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Caleemo Saaray Ugaaska Guud Ee beesha Fiqi Cabdala (Cabdala abokor ) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Caleemo Saaray Ugaaska Guud Ee beesha Fiqi Cabdala (Cabdala abokor )
July 3, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO; Munaasibad  Balaadhan Oo Lagu Caleemo Saaray  Ugaaska Guud Ee beesha Fiqi Cabdala (Cabdala abokor )Xaflada caleemo saarka ugaas cabdirasaaq koosaar cali ayaa ka dhacday magaalada hargaysa iyadoo dhamaan ay kasoo qayb galeen madaxdhaqameedka ,waxgaradka dhalinyarada, haweenka.

COMMENTS
LINKS