|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweyne Obama Oo Muusiga Qoob Ka Ciyaarka Lipala Dance Ku Soo Khatimay Socdaalkiisi Dalka Kenya
July 27, 2015 - Written by Editor:Nairobi, (Wajaalenews):- Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo socdaal taariikhi ah ku booqday dalka Kenya ayaa safarkiisan, xamaasada badnaa ku soo afmeeray, ciyaar dhaqameed ka mid ah kuwa loogu jecel yahay muusiga qoob ka ciyaarka ee dalka Kenya kaas oo lagu magacaabo, Lipala Dance. Xaflad casho sharafeed ah oo fanaaniinta dalka Kenya si gaar ah ugu casuumeen Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sida ka muuqata, uu cabaar Obama kaga yara nastay siyaasada iyo xiisadaha ku gadaaman, waxaanu la ciyaaray, qaar ka mid ah fanaaniinta ugu caansan looguna jecel yahay dalka Kenya. https://youtu.be/5RiDClb1FK4
Related posts:DAAWO;-Xafaar 30sano Qodayay Xabaalaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dhacdooyin Argagax Leh Oo Uu Usoo Joog... DAAWO; Golaha Deeganka Degmada Gabiley Oo Yeeshay Kalfadhigoodii 13aad iyo Arimaha ay kaga Hadli Doo... DAAWO ; Cabdiraxmaan Oday Oo Hees Qiiro leh oo ka Hadlay Xaalada Ay ku Sugan Yihiin Dadka Abaaruhu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|