|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Fanaanada Caanka Ah ee Sahra Halgan Oo Soo Saartay Hees Cusub (Dhanbaal) Oo Ujeeddo Durugsan Xambaarsan
July 21, 2015 - Written by Editor:DAAWO; Fanaanada Caanka Ah Sahra Halgan Oo Soo Saartay Hees Cusub (Dhanbaal) Oo Ujeeddo Durugsan Xambaarsan Fannaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Cabdilaahi (Sahra Halgan) oo xilligan ah Mulkiilaha iyo Guddoomiyaha HIDDO-DHOWR oo ah Xarun ururisa Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida, kuna taala magaalada Hargeysa, ayaa soo saartay Heeso Cusub iyo qaar ay hore u qaadday, kuwaas oo ay ugu talo-gashay munaasibaddii Ciidal-Fidriga oo Xarunta Dhaqanku kaga qayb-qaadanayso dhiirrigelinta Suugaanta Soomaalida. https://youtu.be/y0mAMo_6Dwg
Related posts:DAAWO;-Siyaasi Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Marin Habaabinayso Qorshihii Hanti Dhowrka Cid Gaara ah L... Madaxwayne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Xubnaha Gudida Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen! Dib-u-Milicso Marxaladihii Uu Soo Maray Heshiiskii Saldhiga Milliteri Ee Berbera Iyo Saamyanta Ka U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|