|
|||||
WAJAALE NEWS
Ardayad Xijaab Ku Tagtay Iskuul Kuyaal Maraykanka Oo Noqotay Ardayada Ugu Labiska fiican Ardaydaas.
July 5, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) sida uu baahiyay wargayska north jersy oo kasoo baxa dalka maraykanka Abrar shahim ayaa loo aqoonsaday ardayada ugu labiska fiican iskuulka clifton high school oo kuyaal dalka maraykanka. gabadhan oo u dhalatay dalka pakistan ayaa soo jiidatay guud ahaan dadka islaamka ee diintoodu fartay inay xidhaan dumarkoogu xijaabka. gabadhan oo ku labisatay xijaabka islaamka xili loo qabatay ardayda iskuulkaas tartan xaga labiska ah . Abrar shaahim ayaa tartankan kaga qayb gashay googorad madaw oo ay kahoos xidhatay surwaal jeans ah halka ay qaarka sarana u labisatay xijaab madaw iyo luqun laab cad. gabadhan ayaa sheegtay in stylekani yahay mid dhaqankeega iyo diinteeda xambaarsan oo ay doonasana in ay abuurto labisyo cusub oo ay kusoo kordhiso islaamka kaasi oo waafaqsanbay tidhi diinteeda islaamka. ardaydan oo kakoobnayd 3300 oo arday ayaa 8% ahaa da islaama iyada oo ay ardaydani u badnayd kuwo kakala yimid dunida dacaladeeda ayaa ay abrar u noqotay muunad cusub. Related posts:Halkan Ka Daawo Xuxurka Khudbadihii Gudoomiye Cirro Iyo Maxamed Biixi Yoonis Heshiiska Labada Dhina... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Booqashadii Musharax Cirro Ee Ciidanka Qaranka Iyo Eed... Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Ka Hadlay Mudoharaadka Ay Shaaciyeen Mucaaridka Iyo Diyaar Garow... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|