|
|||||
WAJAALE NEWS
Arda Turan Oo Diiday In Uu Saxiixo Funaanada Messi Ee Barcelona.
July 10, 2015 - Written by Editor:Hargeisa(wajaalenews)-Laacibka cusub ee arda turan ee u dhashay dalka turkiga ee ay la soo wareegtay kooxda Barcelona ayaa doodka kaa kiciyey dalkiisa markii uu si layaab leh u diiday saxeexa funaada Barcelona. Sida caadiga ah ee aynu wada naqaano ciyaaryahanadu waxaa loo dhiibtaa garamaanta oo ay u saxeexaan taageerayaasha ciyaaryahanka oo dhawaan u soo wareegay kooxda Barcelona isagoo uga soo wareegay kooxda athletic Madrid ayaa isagoo taageerayaasha u saxeexaya garamaanta Barcelona ayaa waxaa ku soo hagaagay garan uu ku qoran yahay Messi ka dibna wuu iska diidy in uu saxeexo tasoo dhalisay muran badan iyo dood badan. Dhacdadan ayaa dhacday isagoo ku sugan dalka Turkiga ee caasimada Istanbul oo lagu qabtay xaflad lagu qabtay halkaa oo laga hadlayey arimaha bani’aadnimo ee uu ka caawiyo gobalkaas. Hargeis Office Wariye Abuu Maxfuud Related posts:DAAWO; Prof Anzaari Oo Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Ku Eedeeyay In Ay Olole Sharci Daro ah ka Dhige... Wargeyska The Independent oo Qoray In Xoghayaha Gaashaandhiga Ingiriiska Uu Baajiyay Safar Uu Ku Tag... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jago Ka Bannaanaatay Golaha Guurti... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|