|
|||||
WAJAALE NEWS
AKHRI; Maxkamad Sare Oo Go’aamo Mucaaridka ka Farxiyay Kasoo Saartay Khilaafkii Asxaabta Iyo Xukuumada. +Dareenka Bulshada.
July 23, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews)-Maxkadama sare ee Somaliland ayaa maanta go’aamo kasoo saartay khilaaf ka dhashay shir qaran oo ay ku baaqeen isbahaysiga mucaaridka Somaliland ka dib markii ay xukuumadu ku hanjabtay inaan shirkaasi la qaban Karin. Maxkamada sare ayaa maanta ku dhawaaqday in xisbyada mucaarid qabsan karaan shirar una fasaxday in huteelka ay doonaan ku qabsan karaan xafladahooda kadib markii xukuumada maalmihii u danbeeyay ku amartay mulkiilayaasha huteelada inaan xisbiyada mucaaridku shirar ku qabsan Karin huteelada. Go’aankan kasoo baxay maxkamada sare ayaa waxaa soo dhaweeyay xisbiyada mucaaridka Somaliland iyo xukuumada,iyadoo gudoomiyaha maxkamada sarena ku amray wasaarada arimaha gudaha in la ilaaliyo xasaanada xisbiyada qaranka. Halkan ka Akhri Goaanka Maxkamada Sare Ee Dastuuriga. Related posts:“Anigu Waxaan Noqon Doonaa Oo Aan Taariikhda Ku Galayaa, Hadii Waxaan Idiin Balan Qaaday Oofin Kari... Daawo:Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Oo Soo Kormeeray Maxjarada Xoolaha Ee Magalada Ber... Wargeyska Telegraph Ee Ingiriiska Ka Soo Baxa Oo Sheegay In China Uu Wado Daan-Daansi Dhinaca Badda ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|