|
|||||
WAJAALE NEWS
Tartanka Dagaalka Diigaga Oo Loo Aqoonsaday Ciyaarta Ugu faca,wayn Dunida
June 29, 2015 - Written by Editor:Tartanka Dagaalka Diigaga Oo Loo Aqoonsaday Midka mida Ciyaaraha Ugu faca,wayn Dunida. Antananarivo,(Wajaalenews) Madagascar – waxa lagu qabta caasimada dalka madagastar tartan ciyaareed dhexmara diigaga, tartan ciyaareedkan ayaa lagu tiriyaa mid ka mid ah ciyaaraha aduunka ka dhaca ka ugu faca weyn. Inkastoo ay sharci darro tahay oo loo arko waxan naxariis lahayn dalal badan, hadana Madagascar waxa taariikhda dib looga bilaabay qarnigii 18aad, markii ay u adeegsaden jireen madadaalo u ah qoyska reer boqor, iyo welina waa mid aad loo jecel yahay maanta. Dadka Dalkan oo ay haysato saboolnimada baahsan, hadana ciyaartan waxa ay u arkaan si ay u sameeyaan dawashadeeda lacag badan oo si dhakhso ah uso gasha. hadi mid ka mid ah labada diig ee ciyaartu dhex marayso ku guulaysto dagaal waxa la siiya ninkii watay diiga guulaystay lacag. inta badan dadka wata diigaga tartamaya waxay u dhigtan sharad ahaan baabuur guryo iyo lacagba. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO:Wasiir Xirsi Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Hankiisa Musharxnimo Ee Xisbiga Kulmiye Kana Jawaa... Maareeyaha Dekedaha Oo Shaqaaalaha Dekeda Iyo Shacab-weynaha Somaliland Ku Hambalyeeyay Xuska 18ka M... Daawo:Taliska Ciidanka Booliska Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Geeridii Ku Timid Gudoomiyihii Sariflayaash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|