Tartanka Dagaalka Diigaga Oo Loo Aqoonsaday Ciyaarta Ugu faca,wayn Dunida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tartanka Dagaalka Diigaga Oo Loo Aqoonsaday Ciyaarta Ugu faca,wayn Dunida
June 29, 2015 - Written by Editor:

Tartanka   Dagaalka  Diigaga Oo Loo Aqoonsaday Midka mida Ciyaaraha  Ugu faca,wayn Dunida.

Antananarivo,(Wajaalenews) Madagascar – waxa lagu qabta caasimada dalka madagastar tartan ciyaareed dhexmara diigaga, tartan ciyaareedkan ayaa lagu tiriyaa mid ka mid ah ciyaaraha aduunka ka dhaca ka ugu faca weyn. Inkastoo ay sharci darro tahay oo loo arko waxan  naxariis lahayn dalal badan, hadana Madagascar waxa taariikhda dib looga bilaabay qarnigii 18aad, markii ay u adeegsaden jireen madadaalo u ah qoyska reer boqor, iyo welina waa mid aad loo jecel yahay maanta.

DIIG

Dadka Dalkan oo ay haysato saboolnimada baahsan, hadana ciyaartan waxa ay u   arkaan si ay u sameeyaan dawashadeeda lacag badan oo si dhakhso ah uso gasha. hadi mid ka mid ah labada diig ee ciyaartu dhex marayso ku guulaysto dagaal waxa la siiya ninkii watay diiga guulaystay lacag. inta badan dadka wata diigaga tartamaya waxay u dhigtan sharad ahaan baabuur guryo iyo lacagba.

diigag

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS