TACSI;Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Ciro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI;Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Ciro
June 1, 2015 - Written by Editor:

Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), Hogaanka xisbiga iyo dhamaanba taageerayaasha xisbiga Waddani, waxaa ay tacsi u dirayaan Guddoomoiyah Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADDANI Maxamed Nuur Mooge Oo Aabihii Nuur Mooge Fariid Uu ku geeriyooday maanta magaalada Gabiley  1/06/2015

Md.Cadiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), waxaa uu uu marxuumka Illaahay uga baryeyaa in uu godka u nuuriyo, naxariistiisii janatul Fardawsa ka waraabiyo. Sida oo kalena uu ehalkii, qaraabadii iyo axsaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Innaa-Lillaahi Wa-Innaa-Illayhi Raajicuun.

Guddoomiyaha xisbiga  Mucaaradka ah ee Waddani.

Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro)

COMMENTS
LINKS