|
|||||
WAJAALE NEWS
R Wajaale:-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkada Socdaalka Ee SAHAL TRANSPORT .
June 17, 2015 - Written by Editor:
xaflada furitaanka shirkada socdaalka iyo alaabaha ee SAHAL TRANSPORT oo magaalada hargeisa laga furay iyo madaxwayne ku xigeen ka somaliland mudane cabdiraxmaan cabdilahi ismacil (saylici) oo xadhiga ka jaray Sidoo kalena waxaa ka soo qayb galay mudanayaal ka socda golaha wasiirada iyo xubno ka tirsan golaha barlamanka somaliland warkaasi oo dhamaystiran halkan ka dhagayso
Hargeisa Office Wajaalenews.net Email: wajaalenews@gmail.com Related posts:Halkan Ka Daawo Madaxtooyada Cidii Tagtaa Shahaado Ayey Gudoonsiisaa Madaxwaynaha, Hadii Aad Madaxto... Daawo: Gaadiidka Xamuulka Ah Ee Iskaga Kala Goosha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ay Soo Food Saartay Wad... DAAWO; Marwo Aamina Weris Oo Bulshada Gobolka Gabiley Gaar Ahaan Reer Wajaale Ku Amaantay Sidii Cal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|