Maxaa Ku Cusub Barwaaqo Fun City Iyo Qalabka Madadaalada Caruurta Ee Kala Duwan+DAAWO SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Ku Cusub Barwaaqo Fun City Iyo Qalabka Madadaalada Caruurta Ee Kala Duwan+DAAWO SAWIRO
June 11, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Somaliland ayaa ah Dal marwalba usocda dhinaca horumarka iyo hiigsiga caalamka iyadoo dhinac kasta ay bulshada reer somaliland ka muujiyeen dadaal haday tahay dhinaca Aqoonta,dhismayaasha ,koboca dhaqaalaha iyo meelaha ay ku ciyaaraan caruurtu oo ah mid muhiim u ah bulshada kasta in ay caruurtoodu helaan meelo ay ku jimicsadaan si ay usoo baxaan caruur dhinac kasta caafimaad qaba JIDHKA CAAFIMAAD QABA AYUU KU JIRAA CAQLIGA FAYOW

DSC09619 DSC09618 barwaqo barwaqo fun DSC09627 DSC09629

Hada Barwaaqo Fun City, oo goob casriya looguna talo galay in ay dhamaan caruurta reer somaliland ka helaan dhoockasta oo ah qalabka ay ku ciyaaraan caruurtu

Qalabka Casriga ah ee ay Barwaaqo Fun city  keentay ayaa ah  mid ku cusub guud ahaan bulshada somaliland gaar ahaan caruurta oo ah lafdhabarta mustaqbal dal

DSC09630DSC09649

COMMENTS
LINKS