Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Tacsi Udiray Midkamida Ahaa Tiirarka Wasaarada MARXUUM WALI DAA,UUD CIGAAL Oo Galabta Shil Gaadhi Ku Geeriyooday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Tacsi Udiray Midkamida Ahaa Tiirarka Wasaarada MARXUUM WALI DAA,UUD CIGAAL Oo Galabta Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.
June 28, 2015 - Written by Editor:

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

tacsida-300x200

Wasiirka wasaarada maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan

wasiirku xigeenka wasaarada mudane shaacir

wasiiruldawlaha wasaarada cadaani

Agaasimaha guud ee wasaarada maliyada saleebaan

Agaasimaha waaxda baadhista Khadar Axmed Cabdi

Agaasimaha miisaaniyada Mr kayse

iskuduwaha gobolada galbeedka Cumar Xasan Caalin

iyo dhamaan shaqaalaha wasaaradamaaliyada waxay tacsi tiiraanyo

marxuum wali

 

masuuliyiinta wasaarada maaliyada oo tacsi tiiraanyo leh udiraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay guud ahaan shacbiga reer somaliland ka tacsiyadaynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid masuuiyinta uu kamid aha saraakiisha wasaarada  marxuum wali daa,uud cigaal iyo marxuum maxamed da,uud oo ka mid ahaa wariyayaasha horn cable iyo marxuum muuse oo ah askarigii ilaa lada u ahaa wasiirada maaliyada.

dhamaan masuuliyiinta

waxayna ilaahay uga baryayaan in uu naxariis jano siiyo ehelkii iyo qaarabadiina samir iyo iiman kasiiyo

AAMIN AAMIN

 

COMMENTS
LINKS