|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Duqa Berbera Oo Kaalintiisii Ka Soo Baxay.
June 28, 2015 - Written by Wariye:Hargeisa(wajaalenews):-Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Shahaado Sharaf Ku Maamusay Duqa Berbera Oo Kaalintiisii Ka Soo Baxay rabay uga soo baxay ugana dhex muuqday guud ahaan gobolada dalka. Waxaana uu Madaxweyne ku xigeenku ku dhiiri galiyay maayerada kalena in ay horumar sameeyaan kuna daydaan maayar Cabdishakuur si ay bulshadu u hesho adeeg kufan oo ku filan, dalkana u noqda bilic iyo waxqabad muuqda oo dhaxal gal ah. Kulankan oo ahaa mid ay inta badan ku tartamaan maayarada magaalooyinku ayaa bishan loo aqoonsaday maayarkii ugu haboonaa maayarka Gobolka Saaxil Mudane Cabdikashuur Maxamud Xasan Cidin Abdikadir Abdirahman Habane Related posts:Xildhibaano Booqday Barakacayaasha Xaafada Istanbuul Ee Magaalada Hargaysa Oo Xaalad Gurmad Ubaahan ... Xukuumada Somaliland Oo filayo In Ay Jawaab Adag ka Bixiso Hadalkii Kasoo Yeedhay Dawlada Emaraadka ... Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Wiish Cusub Oo Dekedda Berbera Loo Keenay + [ Sawiro ] COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|