|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Xarunta Madaxtooyada Ku Dhaariyey Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare.
June 28, 2015 - Written by Wariye:Hargeisa(wajaalenews):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo uu madaxweynuhu magacaabay 24/05/2015 una gudbiyey Golaha Wakiilada, iyaguna ay ansixiyeen 03/Jun/2015, ka dibna uu xilkii gudoomiyaha maxkamada sare kala wareegay 08/Jun/2015, gudoomiyihii ka horeeyey ee xilka laga qaaday Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil cali. Maanta oo taariikhdu tahay 28/Jun/2015 na uu dhaartii dastuuriga ahaydna uu madaxweynaha qaranka Somaliland udhaariyey gudoomiyaha cusub si uu hawlaha horyaala u gudo galo, isaga oo sharciga islaamka ugu dhaartay shacbiga iyo qaranka Somalilandba. Hargeisa Office Related posts:Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Cambaareeyay Falkii Lagaga Horjoogsaday Hogaamiye Xirsi In Uu Galo Isbitaalk... Daawo:Hogaamiye Cali Khaliif Oo Sheegay In La Inqilaabay Kuna Eedeeyay Xubnihii Shirka Kula Wada Jir... Daawo:Xukuumada Oo Ka Hadashay Kulan La Sheegay In ay La Yeelatay Ganacsato Reer Kenya ah Oo Ka Gana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|