Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Silaanyo Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Safiir Dalka Denmark u Fadhiyey Kenya
June 25, 2015 - Written by Editor:
HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley safiir Dalka Denmark u fadhiyey Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen, una qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya.