|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Lafilayo In Bari Kulan Yeeshaan.
June 30, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Warar xogogaal ah oo aanu ka helay qasriga looga arimiyo somaliland ayaa noo xaqiijiyay in maalinta bari ah la filayo in ay kulan yeeshaan xisbiyada mucaaridka iyo madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici kulankan ayaa lafilayaa in mar labaad lagu gaadho isfahan siyaasadeed kaasi oo dulucdiisu tahay sidii loo soo af jari lahaa khilaafka siyaasadeed ee uu sobobtay mudo kodhinta golaha guurtdu u sameyeen xukuumada iyo golaha wakiilada Si rasmiya looma shaacin halka uu ka dhacayo shirku Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa isagu dalka kaga baxay safar qarsoodiya xili lagu muran san yahay mudo kordhin uu sameeyay golihiisu
wixii kasoo kordha warkan kala soco wajaalenews Related posts:Badhasaabku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Ceerigaabo, S... Hay’adda Amoud Foundation oo Daah-furtay Barnaamij Cusub oo Ay Ku Kobcinayso Waxbarashada Gabdhaha 50 Dhalinyaro Ah Oo Fursad Maalgalin Ah Oo Ganacsi Loogu Abuuraayo Ka Helay Daladda NAAGAAD Oo Kaash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|