|
|||||
WAJAALE NEWS
Lix Nooc Oo Kamida Faa,iidooyinka Soonka
June 23, 2015 - Written by Editor:Walaalayaal sida aynu wada ognahay bishan barakaysan ee ramadaan waa bishii ilaahay { swt} Quraankii ku xusay . Sidaa awgeed xadiis rasuulka laga soo wariyey ayaa macniihiisu ahaa “sooma waa caafimaade { fast and be health } Cilmi sayniskan hada jiraana wuxuu horumariyey in soonku yahay mid laga helayo naxariis jidheed. Hadaba halkan waxaan idiinku soo gudbineyaa 6 qaab oo ka mid ah faaiidooyinka caafimaad ee bishan barakaysan ee ramadaan ku jira
Soonka bisha ramadaan ama soonku guud ahaanba wuxuu kor uqaadaa in sonkorta dhiiga qofka ku jirta la burburiyo si uu qofku intuu sooman yahay tamar uga helo. Hadaba maadaama oo uu qof afka waxba ka qaadaneyn waxaa yaraada soo daynta jidhku uu soo daynayo maadada loo yaqaano { insulin} 2 .soonku wuxuu saxaa cabirka dhiigakarka { fasting correct the level of blood pressure} Soonku waa qaab lagu yareyn karo heerka dhiikarka ama afka qalaad loo yaqaano{ blood pressure } Hadaba wuxuu caawiyaa oo uu yareeyaa maadada loo yaqaano {atherosclerosis } 3.Soonku wuxuu nasiyaa habdhiska dheefshiidka { fasting rests the digestive system} Xiliga qofka binaadamku sooman yahay habdhiska dheefshiidku wuxuu ku jira xaalad nasasho
Soonku wuxuu qofka sooman ku sameeyaa hab fiican oo miisaankiisu isku dhimo oo uu hoos udhac ku yimaado. Wuxuuna yareeyaa kaydkii qofka bina aadamka u kaydsanaa. qofka doonaya inuu miisaankiisa dhimo oo ajarna helo si niyad fiican haku soomo
{fasting resolves inflammatory response } Daraasad la soo saaray ayaa lagu iftiimiyey in soonku daweeyo xanuunada sida’ allergic ,arthritis, rheumatoid iyo xanuuno kale oo badan
{fasting helps over come addiction } La qabsashada shay ee uu qof yidhaa waxaa iskama jari karo ha noqdo mid la cabo ama la cuno ama noocyada badan ee shayada faraha badan Soonku wuxuu ku barayaa xiliga aad sooman tahay inaad ogaado shayo badan ama dabeecado badan oo aad awal odhan jirtay iskama daynkaro inaad si yar oo fudud iskaga jarto waxaanad xaqiiqsaneysaa in wax adag oo aan la iska joojin Karin uuna jirin. Qore : xaaji ismaaciil mulkhiye allaa mahad leh
Related posts:Madaxweyne Siilaanyo Hor Tegistiisa Labada Aqal iyo Qorshayaasha Dhagareysan Ee Ku Hoos Lamaanaa Waa... Wargays Ka Soo Baxa Dalka Imaaradka Carabta oo Waxka Qoray Lacag Somaliland Leedahay Oo Lagu Xayir... JAALIYADA SOMALILAND EE BRISTOL IYO CARDIF WAXAY TACSI U DIRAYAAN MAAYIRKA MAGAALADA GABILEY SHUCAY... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|