|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Arin Cajiiba “Somaliland Waa Dowlad Daris la ah Soomaaliya “!!
June 9, 2015 - Written by Editor:Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Arin Cajiiba “Somaliland Waa Dowlad Daris la ah Soomaaliya “!! KISMAAYO(Wajaalenews) Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta Magaalada Kismaayo ku soo laabtay ayaa Warbaahinta u qabtay Shir Saxaafadeed,waxaana uu uga hadlay Arrimo badan oo ay kamid tahay kala dirista Golaha wakiilada Jubbaland iyo Soomaaliland. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Maamulkiisa uu Aqoonsaday Soomaaliland islamarkaana uu u Aqoonsaday Dowladda ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. “Soomaaliland laga bilaabo Maanta waxaan u aqoonsanay Dowlad Madax banaan oo Soomaaliya la daris ah,waxaan u sheegeynaa Shacabka Soomaaliland in ay yihiin Dowladda Soomaaliya ka Madaxbanaan”a Related posts:War Deg Deg Ah: Kontan qof oo ku dhintay dagaal dhaxmaray qomiyadaha Somalida iyo Oromadda ee dalka ... DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha JSL Oo Deeq Agab Iyo Lacag Ah Gaadhsiisay 346 Qoys Oo ... Maayar Mooge Oo la layeeshay Waraysi Xasaasiya, Sheegayna Sobobta Uu ku Doortay In Uu Dhiso Musharax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|