DAAWO;Wasiir CUKUSE Oo Booqday Abwaanki Weyna Ee Cali Sugule Oo Ku Xanuun Sanaya Dalka Imaraadka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiir CUKUSE Oo Booqday Abwaanki Weyna Ee Cali Sugule Oo Ku Xanuun Sanaya Dalka Imaraadka
June 13, 2015 - Written by Editor:

Wasiirka Warfaafinta, Wacygalinta Hidaha Iyo Dhaqanka Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo kamid ah Waftiga Madaxweynaha Somaliland ee Ku sugan dalka Imaraadka, ayaa booqday Abwaanki weyna ee Cali Sugulle (Duncarbeed) oo ku xanuun sanaaya Dalkaas. Wuxuuna Wasiirku sheegay in Abwaan Cali Sugulle u baahan yahay Caawimo.

 

COMMENTS
LINKS