|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO:Ujeedka Safar Uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayaa ugu Baxeen Dalka Isku-Tagga Imaaraadka Carabta
June 6, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah. Safarkan madaxweyanaha oo qaadan doona dhawr maalmood waxa uu madaxweynuhu saxaafada xog ka siiyey ujeedada socdaalka isaga oo madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan inta ay ku sugan yihiin Imaaraadka sidii labada dal ay u sii xoojin lahaayeen xidhiidhka labada dal iyo wada shaqayntii walaaltinimo ee horeba ay u wada lahayeen. https://youtu.be/Zun2MlhvF-0 Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan mashaariic dhawra oo dani ugu jirto dalka iyo shacbiga Somalilandba. Xubnaha madaxweynaha ku wehlinaayey Safarkiisa shaqo waxa ka mid ahaa
—
Related posts:DAAWO ; Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Faah faahin Ka Bixisay Qodobada ka Soo ... Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Oo Dhagax Dhigay Rugta Buugaagta Ee Heer Qaran Oo Laga Dhisi Doono Ma... Xukuumada Somaliland Way Ka-Xun-Tahay Falka Loo Gaystay Diblomaasiyiinta Itoobiya ,Wasiir Maxamed Bi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|