DAAWO;Madaxwaynhihii Hore JSL Daahir Riyaale Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Arrimaha Muddo Kordhinta,Burburkii Udub iyo Arimo Kale oo Xaasiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxwaynhihii Hore JSL Daahir Riyaale Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Arrimaha Muddo Kordhinta,Burburkii Udub iyo Arimo Kale oo Xaasiya
June 11, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta dalka ku soo laabtay kana hadlay arrimaha dib u dhaca doorashada iyo cidda masuulka ka ahayd burburka Xisbigiisii Udub oo uu sheegay in Warancadde oo aan hankiisu wasiir dhaafsanayni la hadhay.

https://youtu.be/S3usYBp5Zt0

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo suxufiyiintu waydiisay aragtidiisa xaaladda guud ee Waddanka ayaa ku gaabsaday in suxufiyiintu uga war roontay xaaladda dalka “Ha iga filina sidii berigii qoladii mucaaradka ahayd ay u hadli jirtay markaan anigu xilka hayey in aan u hadlo” ayuu yidhi Mudane Riyaale.

Mudane Daahir Riyaale Kaahin, oo la waydiiyay muddo kordhinta Madaxweyne Siilaanyo oo wakhtigii Riyaale aad uga horjeeday Muddo kordhinta loo sameeyay ayaa ku jawaabay “Horta  isaga inaad waydiisaan bay ahayd oo tidhaahdaan wixii shalay aad caaridaysay ama diidaysay maanta maxaad u jeceshahay,taas inaad isaga waydiisaan bay ahayd,

 

COMMENTS
LINKS