|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo ; Xiddigihii hore Real Madrid oo ka badiyay Dhigooda Liverpool+sawiro
June 15, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews)Real Madrid ayaa ka soo kabatay labo gool oo ay kaga hormareen xiddigihii hore Liverpool waxaana ay ugu badaleen 4-2. Kulankan oo halyeeyadii hore labada dhinac ay isku balansadeen ayaa waxaa uu ka dhacay Santiago Bernabeu waxaana ka soo qeybgalay oo daawaday 60,000-kun oo taageerayaal ah. Goolasha Real Madrid labo kamid ah waxaa rigoodhe ku dhaliyay Carlos 43 pen, 52 pen,kadib Amavisca 68, Perez 83. Goolasha Liverpool iyaguna waxaa dhaliyay Kewell 18 iyo Owen 21. Safafkii labada dhinac u ciyaaray waxaa ay kala yihiin Real Madrid Legends XI: Buyo, Salgado, Carlos, Sanchis, Zidane, Morientes, Seedorf, Karembeu, Sanz, Solari, Makelele. badalka: Contreras, Rojas, Garcia Cortes, Pavon, Sabido, Congo, Butragueno, Perez, Velasco, Amavisca. Liverpool Legends XI: Dudek; McAteer, Carragher, Kvarme, Harkness; Garcia, McManaman, Berger; Fowler; Owen, Kewell. badalka: Westerveld, Jones, Thompson, Xavier, Smicer, Diao, Henchoz, Rush, Partridge.
Diyaariye Xamse Jirde Related posts:DAAWO Mucjiso : Aaskii Boqorka Sacuudi Arabia Oo Sabab U Noqday In Ay Islaamaan Shan Boqol Oo Qof o... Dawlada Eritrea Oo Markii Ugu Horraysay Qiratay In Ciidankeedu Ka Qeybgaleen Dagaalka Gobolka Tigray DAAWO; Wixii kala Qabsaday ;fariintii Xildhibaan Siciid Cilmi Ee Reer Saaxil firka Naxii Wasiir Cab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|