DAAWO; Suxufiyiinta Somaliland oo Dejiyey Qorshahooda sadexda Sano 2015–2018 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suxufiyiinta Somaliland oo Dejiyey Qorshahooda sadexda Sano 2015–2018
June 4, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Ururka suxufiyiinta s/Land ee Solja ayaa kulan sadex maalmood socday waxay ku dejiyeen qorshe hawleedkooda sadexda sanadood ee soo socda, halka sidoo kalena lagu ansixiyey xeerka anshaxa saxaafadda ee xiliga diiwaangelinta iyo codbixinta.

COMMENTS
LINKS