DAAWO:-Baankii Dhexe Ee Somaliland, Wuxuu Noqday, Bakhaar Lacagta La Dhigto” Xildhibaan Bashiir Tukaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:-Baankii Dhexe Ee Somaliland, Wuxuu Noqday, Bakhaar Lacagta La Dhigto” Xildhibaan Bashiir Tukaale.
June 16, 2015 - Written by Editor:

Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland, ayaa Baanka dhexe ee Somaliland ku eedeeyay inuu ku fashilmay xakamayta kor u kaca ku yimi qiimaha Dollar-ka

COMMENTS
LINKS