Xidigaha Geeska oo Xuska 18-May u kala Xusaya Norway iyo Sweden. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xidigaha Geeska oo Xuska 18-May u kala Xusaya Norway iyo Sweden.
May 4, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews)  Kooxda Xidigaha Geeska ayaa shacabka Somaliland  ee ku dhaqan wadamada Sweden iyo Norway kala qayb geli doona Xuska Sanad guuradii 24aad ee kasoo wareegtay gooni isutaagii Somaliland.

Kadib bakhtiyaa nasiib Xidiguhu ku dhigteen tirada u duuli doonta Wadanka Sweden iyo kuwa u kicitimi doona Norway waxaa nasiibkoodu isu raacshay sidatan.

Xidigaha

Sweden

1-Yurub Maxamed Cabdi “Yurub Geenyo”

2-Xasan Dhuxul Laabsaalax

3-C/raxmaan Caydii Cabdi “Oday”

4-Maxamed Axmed Bakaal “Cirro”

5-Nimcaan C/raxmaan Hilaac

6-Ifraax Axmed Ciise “Hargeysa”

Halka kooxda xidigaha Geeska intii ugu farahoodi iyo tayadooda intii ugu badnayd oo wata xataa Muusishankoodi wiilkii wiilasha ay shandadaha u xidhxidheen Cariga Sweden kuwaasoo kala ah

Norway

1-Axmed Ibraahim Maxamuud “Furinle”

2-Cabdihani Xaashi C/laahi

3-Maxamed Siciid Bk

4-Mursal Muuse Cumar

5-Asma Axmed Ismaaciil “Love”

6-Xamda Cabdi Kiinaal “Queen”

7-Khadra Cabdi Sinimo.

8- Hodon C/raxmaan Dheere

 

Dhamaanba kooxda Xidigaha geesku iyagoo isku duuban waa markii ugu horeysay ee ay u kicitimaan wadamo dibada ka ah mandaqada geeska Africa.

COMMENTS
LINKS