Qiimayn iyo soo dhoweyn QUdbadii Madaweynaha Jsln Mudane Mahamed Ahmed Siilaanyo Xusitaankii maalinta Qaranimada 18 may 2015. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qiimayn iyo soo dhoweyn QUdbadii Madaweynaha Jsln Mudane Mahamed Ahmed Siilaanyo Xusitaankii maalinta Qaranimada 18 may 2015.
May 21, 2015 - Written by Wariye:

Ugu horayn wxaan salaamaya dhamaan shacabka reer soomaliland ee kukala
Nool dunida dacaladeeda anigoo ku salaamaya salaanta islaamka waxaan
Leeyahay  ASC WR Wb. meelkasta  oo ku kala sugantihiinba illaahay haydinku nabad geliyo.
Waxaan kaloo idiin raacin laha ku ciida  ciid wanaagsan iyo maalin xusuusa badan oo
Kaladuwan xanbaarsan.

Haddii aan beydkaa halkaa kaga gudbo Waxaan ugu Horayn  jeclahay inaan duco hawada
Umariyo  madaxweyneheena iyo dhamaan madaxdeena oo dhan waxaana leehay illaahay
haynoo axfido caafimaadkana hawsiyaadiyo inaga haynooga yeelo kuwo cadaalad inagu
Hogaamiya inaguna dhaqa si waafaqsan sharciga EEBBEHEEN.

Mudanayaal iy marwooyin ama aqrista yaal nuxurka iyo ujeedda aan qoraalkan gacanta
Ugu qaaday haddii aan usoo daadego.

Waa mid uu  igu dhaliyey QUDBADDII Madaxweyneheenu uu ka jeeddiyey maalintii qaranimada  18 may 2015 una jeediyey shacabkiisa  qudbadaas oo aniga aragtidayda gaaban aan u arkay
Qudbad aad iyo aad u qiima badnayd meelkasta oo uu shacabku xoqanayeyna xoqday
Dawona u noqotay sida aan rajeynayona waxaan filayaa in dhamaan shacabka reer
Soomaalilandna ay arinkaas igala mid yihiin.

Waxay kaloo qudbadani dib Ii Xusuusisay maalin maalmaha ka mid berigii hogaamiayaha
u ahaa mudane maxamed ahmed siilaanyo jabhadii SNM oo uu ka warsanayey cabdullaahi
xaaji Dhimashadii LIXLE ilaahay haw naxariistee Isaga iyo dhamaan dhigiisa naftooda inoo
Bixiyey Oo Uu UGu Jawaabey Dhamaan Snm Waa wada lixle Kelmedaas oo Shacabkii  rer
soomaliland ay u Noqotay mid hooyadu ilmeheedii dhintay kaga samirto mooralkii
Shacabkana kor u soo qaaday.

Ugu Danbayntii Guul iyo gobanimo soomaaliland
Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee Dalka Holland
Mr Xasancade

COMMENTS
LINKS