Midka Mida Shaqaalaha Hayada Miinada Baadha Ee HALO TRUST Isaga Oo Mayda Hargaysa La keenay Iyo Warar Is Khilaafsan Oo Kasoo Baxaya Dhacdadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midka Mida Shaqaalaha Hayada Miinada Baadha Ee HALO TRUST Isaga Oo Mayda Hargaysa La keenay Iyo Warar Is Khilaafsan Oo Kasoo Baxaya Dhacdadan.
May 18, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Marxuum C/raxmaan Carte Dheere [SIIQ] Wararka aanu ka helay   Geerida Maxuumka ayaa sheegaya in Marxuumku ku geeriyooday Kaamboolka Shaqaalaha ee Magaalada Burco iyadoo wararku sheegayaan in sabobta keentay Geerida Marxuumka aanay Saraakiisha sare ee Hayada Miino Baadho wax masuuliyada iska saarin isla markaana aanay keenin cadaymo ku filan oo Xaqiijinaya in Marxuumku Sobob kale u dhiman ee Mawtul Qafle u dhintay si ay ugu samraan Ehelada Marxuumku.

HALLO TRUST 2

Sidoo kale saraakiisha haysatay tiimka ama kooxda  uu ka tirsanaa Marxuumku ayaan wax faahfaahina oo dheeraada warar is khilaafsana ay ka soo baxeen dhinaca Hayada Kadib markii ay sheegeen in ay soomariyeen cusbitaalka burco xaqiijiyayna dhimashadii Halka ehelada marxuumku iyna dhinacooda markii ay la xidhiidheen cusbitaalka burco ay usheegeen xalay oo ay heegn ku jireen in marna lasoomarin qof mayda amaba qof kooma kujira oo wax cadayna laga waydiiyay

BREAKING NEWS

Arinta ayaa war war iyo jahawareer ku riday eheladii marxuumka

iyoo  Marxuumka oo Maydkiisu hada yaalo  Cusbitalka Hargaysa halka ay ahayd in cadaymo ku filan la soo raaciyo inta aan duuduub lagu keenin Maydka

Warar kale ayaa sheegaya in ciidanka C.I.D oo sii daysay eedaysanayaal hayda ka tirsanaa iyo gaadhigii lagu siday maydka

maydka marxuumka oo  yaala qolka maydka ee cusbitaalka hargaysa ka dib markii maydka laga helay nabaro ka muuqda madaxiisa iyo qoyskii oo ku jaha wareersan arinkan iyo haayada oo aan ula dhaqmin maydka sidii uu xaqa ulahaa marka midka mida shaqaalahooda arinkan oo kale ku dhacdo

marxuum cabdiraxmaan carte dheere (SIIQ) ayaa ahaa dirawaliinta haayada HELLO TRUST Mudo

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS

HARGAYSA SOMALILAND

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS