Maayarka Caasimda Oo Ku Hawlan Sidii Uu u Joojin Lahaa Xeerka G, Wakiilada La Horkeenayo iyo Qaar kamida Xildhibaanada Oo Caawa Uu la Shiray +Qadarka Hantida uu Bixiyay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimda Oo Ku Hawlan Sidii Uu u Joojin Lahaa Xeerka G, Wakiilada La Horkeenayo iyo Qaar kamida Xildhibaanada Oo Caawa Uu la Shiray +Qadarka Hantida uu Bixiyay,
May 22, 2015 - Written by Editor:

Maayarka Caasimda Oo Ku Hawlan Sidii Uu u Joojin Lahaa Xeerka G, Wakiilada La Horkeenayo iyo Qaar kamida   Xildhibaanada Oo Caawa Uu la Shiray +Qadarka Hantida uu Bixiyay,

HARGAYSA(Wajaalenews) dhaqdhaqaaqa  xeerka golaha wakiiladu waxka badal kusamaynayaa ayaa caawa halkii ugu adkayd maraya kaasi oo qaarkamida maayarada dalku oo uu hormuud  ka yahay maayarka caasimadu ku hawlan yahay  sidii uu ku joojin lahaa  isagoo isticmaalaya hanti danyarta laga soo ururiyo

halka aanay wali shaqaalaha dawlada hoose ee caasimadu  wali qaadan mushaharkii mudo laba bilood

wararka aanu ka helay arintan aya tibaaxay in caawa maayarka caasimada cabdiraxmaan soltelku uu qaarkamida xidhibaanada golaha wakiilada kula shiraya Huteel fish and steak kuwaasi oo ay sida ay wararku tibaaxeen uu sii yay laluushkii ugu horeeyay kaasi oo lagu  shegay in uu sii bixiyay hordhicii laaluushka jeebkana u galiyay qadar lacaga oo dhan 1000$

sikastaba ha ahaatee wararka xogogaala ayaa noo sheegay in maayar SOLTELKO uu  gucle ugu jiro sidii uu xeerkaasi hor istaagi lahaa

Dhanka kale xildhibaano tiro badan oo iskaga yimid dalka kana mida golayaasha deeganka ayaa soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo taageersan in xeerka wax laga badalo

COMMENTS
LINKS