|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maaxaa Inagu Dhegan” Garyaqaan Maxamed Cabdikariim
May 15, 2015 - Written by Editor:Geela mar waxbaa ka maqan marna wixii ka maqnaa ayuu helaa,marna waxbaa ku dhegan,sida taa la mid ah Tariikhda Xorriyadeed ee Somaliland waxaad arkaysaa mar ay wax inaga maqnaayeen iyo mar aynu helnay wixii inaga maqnaa iyo hadda oo aaynu helnay wixii inag maqnaa,balse hadda oo ay wax inagu dhegen yihiin,Maxaa inagu dhegan? Gob —– Gumaysiga ka hor Luntay ———- La Helay Gobanimo ———- 1960 Luntay Halgan Gobanimo La Helay 1991 Intaa ka dib nolol ayaa Hirgashay waxaan soo maray dalkeena Somaliland Afar Madaxweyne oo kala duwan,marwalba waxbaa is badalayey,balse wuxuun ayaa inagu dhegan sida daamur la dhalaaliyey ayaynu xaga kula jirno, maxaa xal ah Waxa Qaranka Somaliland oo 24 jir ah ragaadiyey ee inagu dhegani waa Qabyaalad ,Xalkuna waa in aynu ka xorrowno. Related posts:Axmed Shide Iyo Mustafe Cagjar: keebaa Siyaasadda Deegaanka Ku Guulaysan Doonna In Loo Daba Fadhiist... Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba? W/Q: Khadar Ibrahim Aar. Taariikhda Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaaliya, Yaa Bilaabey Sideese Loo Bilaabey? Qalinka:C/raxm... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|